Xildhibaano ku shiray Dhuusamareeb oo xilkii ka qaaday Max’ed Xaashi Carabey (Daawo Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo kulan ku yeeshay saaka magaaladda Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa kalsoonidda kala laabtay Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug Maxamed Xaashi Carabey. Xildhibaanadan tiradooda lagu sheegay 140 ayaa u codeeyey in xilka laga qaado, waxaa diiday hal Xildhibaan halka uu Xildhibaan kale ka aamusay sida uu sheegay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee … Continue reading Xildhibaano ku shiray Dhuusamareeb oo xilkii ka qaaday Max’ed Xaashi Carabey (Daawo Sawirro)